HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Wednesday, December 12, 2012 - 13:23:49
Waxaa la aqristay: 354 Jeer.

Wadanka Sacuudiga oo 30-kii daqiiqaba uu furiin dhaco (Warbixin)

Waxaa Qoray:


Furiinka & bururka qoysaska ayaa ka noqdey wadanka Sacuudiga tusbax afka laga furay, iyadoo warbixin cusub oo ka soo baxday hay’addaha sharciga ee dalkaasi ay xaqiijiyeen in 30-dii daqiiba uu dhaco furiin, taasi oo ka dhigaysaa wadankaasi halka ugu furiinka badan dunida.

Sanadkii 2010-kii waxaa la sheegay in ay ka dhaceen dalkaasi 18,765 (Sideed iyo toban kun todobo boqol lixdan iyo shan) kiis oo furiin, laakiin wixii mudadaasi ka dambeeyey waxaa kor u sii kacay furiinka 35%.

“Tani waxay ka badan tahay heerka caalamiga ah 18 ilaa 22%, waxaana hadda ogaanay in 40% ay kordheen dacwadaha la xiriirka furiinka” ayuu yiri Sheikh Saeed Al Yousuf, oo madax u ah maxkamadaha magaalada Tabuk ee dhacda waqooyiga Bari ee dalkaasi Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Laamaha garsoorka wadanku waxay dhaliisha kororka furiinka u dusha saareen guurka qarsoodiga ah ama qudbo sireedka oo si xawli ah wadankaasi uga oogan, iyadoo marka haweenaydu ogaato in ninkeedu uu naag kale la guursadey ay horey ka dalbato furiin ama in Ninku uu furo xaaska cusub, inkastoo diinta Islaamka ay u baneysay Ragga Muslimiinta ah inay guursan karaan afar xaas hadii ay ka bixi karaan xuquuqda qoys ee xaasaska.

Mohammed Al Atiq, oo ah qabiir ku xeeldheer arimaha bulshada ayaa u sheegay Telefishinka Alarabiya news network, in kororkan xadka ka baxsan ee furiinka uu yahay fariin deg deg ah oo u baahan in wax laga qabto.

“Hadii aan la helin hanaan lagu xakameeyo furiinkan tirada badan, waxaa imaan karo dhibaatooyin kala duwan oo bulshada soo gaari doona” ayuu yiri Mohammed Al Atiq.

“Qudbo sireedu ayaa ah tan ugu dhibkan horeseedaysa, maxaa yeelay marka haweenayda weyn (ninku horey u qabey) ay ogaato in ninkeedu uu naag guursadey iyadoo la isku ogolaaday hab qarsoodi ah, waxay keenaysaa in uu furo xaaska dambe (tan cusub) ama tii hore, taasi oo kordhisay furiinka, waxaase ugu badan xaaska cusub oo si fudud loo furayo, iyadoo shuruudaha ay ka mid tahay in hadii la isku ogaado iyadu ay banaanka u baxayso oo aanay heleyn xuquuqaha guurka qaarkood, guurkaasi oo loo aqoonsadey mid ku meel gaar” ayuu yiri Sheikh Mohammed Al Falaj, oo ah la taliye arimaha qoyska.

Laamaha garsoorku waxay xaqiijiyeeen in dhamaan furiimada dhacay mudooyinkii ugu dambeeyey 80% ay yihiin guurka Qudbo sireedka, iyadoo inta badan haweenka lagu guursado guurkaasi ayaa inta badan ogol in raggu ay guryahooda kale u hoydaan, isla markaana xuquuqda haweenyeda kale ay wadan ka yar tahay.

Waxaa Qoray
Mowliid Xaaji Cabdi

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

15 Comments for “Wadanka Sacuudiga oo 30-kii daqiiqaba uu furiin dhaco (Warbixin)”

  1. Respect to author, some wonderful information.

  2. I seriously love your website.. Pleasant colors & theme. Did you build this site yourself? Please reply back as I’m trying to create my own blog and want to learn where you got this from or exactly what the theme is called. Many thanks!

  3. Well I sincerely liked studying it. This subject offered by you is very helpful for good planning.

  4. This process also allows for newcomers to adjust to and make sense of their submitted applications or can follow up via emails or telephone calls is specified. This answer helps look for when new employees will be attractively appointed to facilitate this process.

  5. When dealing with the insane, the best method is to pretend to be sane.

  6. Fantastic blog! Do you have any recommendations for aspiring writers? I’m hoping to start my own site soon but I’m a little lost on everything. Would you suggest starting with a free platform like WordPress or go for a paid option? There are so many options out there that I’m totally overwhelmed .. Any recommendations? Thank you!

  7. You do not want too much of a few more beads for him. In addition to being listed as the average through 2010, according to the post. {||||

  8. Good write-up, I¡¦m regular visitor of one¡¦s website, maintain up the excellent operate, and It’s going to be a regular visitor for a long time.

  9. I am not sure where you are getting your info, but great topic. I needs to spend some time learning much more or understanding more. Thanks for great info I was looking for this information for my mission.

  10. 17. Filler rods come in different sizes. Are you thinking about pursuing a career in engineering, the aerospace industry or even computers? {||||

  11. Hi, Good day! I’ve been reading this amazing blog and I find it great! the content material had been very relevant..which we readers can get some suggestions which we can use in the close to long term..this weblog really assists a lot. By the way I recommend that you should put some pictures..anyway this blog is really great like a entire!

  12. I am constantly thought about this, appreciate it for putting up.

  13. Large enough to handle the needs of a conventional bicycle and swiftly move between multi-lane paths. Their electric vehicles are designed for almost no maintenance and have a life of more than 20 products to choose from.

  14. Boy, rounded 1949-1952 GM cars everywhere besides for one similarly rounded Hudson. Wait, is usually that a white Dodge or Plymouth organization coupe for the cross street guiding the 1950 Chevy convertible while in the foreground?

  15. Shoot, he could put up the signal, and buy the city also.:)

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale