HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 27, 2013 - 22:08:25
Waxaa la aqristay: 162 Jeer.

Wadamada South Africa iyo Cape Verde oo usoo gudubay wareega 8-da ee koobka qaramada Afrika

Waxaa Qoray:

afrika oklo
Koobka qaramada Africa ayaa meel xiiso leh maraya iyadoo lagu jiro ciyaaraha ugu dambeeya heerka Group-yada .

Caawa waxaa lagu kala baxay Group A waxaana Group-kaas ka soo baxay wadamada South Africa iyo Cape Verde iyadoo marti galiyaashu ay koowaad ku soo baxeen.

South Afrika ayaa caawa la ciyaartay xulka Marroco waxaana ay ciyaartaas ku dhamaatay 2-2 laakin waxaa ku filanaatay 4 dhibic oo ay horey uwateen .

Sidoo kale jaziirada Cape Verde ayaa cawa la ciyaartay Angola waxaana ay ku garacday 2-1 waxaana ay horey uwadatay 2 dhibcood sidaas ayeyna ku heshay 5 dhibic.

Labadan wadan ayaa ka soo baxday Group-ka A ee koobka qaramada Afrika.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Wadamada South Africa iyo Cape Verde oo usoo gudubay wareega 8-da ee koobka qaramada Afrika”

  1. VIDEO BLOGGING ROCKS!…

    I doubled my traffic and profits with a video on my blog!!! It was easy and fun! Wanna see proof? CLICK THIS LINK=> http://sunsex.us/

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale