1: Thursday, January 3, 2013 - 16:52:27
2: 1,046 Jeer.

Waa maxay sababta uu xidiga Man City Richards utagay Chelsea ?

Waxaa Qoray:

richards
Daafaca kooxda Manchester City Micah Richards ayaa lagu arkay kulan ciyaareedkii Chelsea iyo QPR ee xalay taas oo siyaabo kala duwan loo fasiray .

Richards ayaa fadhiyay bartamaha garoonka Stamford Bridge waxaana saxafiga NEIL ASHTON oo ka tirsan Daily Mail uu la xiriray kooxda Chelsea si uu arintaan wax uga weydiiyo.

Laakin tababare Rafa ayaa gashaanka ku dhuftay in uusan jirin wax qorshe ah oo ay ka lahaayeen daafaca Man City ,waxaanaba uu mesha ka saaray in uu ubaahan yihin waxaa daafac bishan .

Daafacan oo aaney jariiradu helin xiriirkiisa ayaa la sheegay in uu usheegay majalada kale ee London Evening Standard in uu utagay Stamford Bridge in uu ciyaarta daawado oo kaliya.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale