HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Tuesday, December 11, 2012 - 07:49:45
Waxaa la aqristay: 1,088 Jeer.

Waa kuma xidigii todobaadkan ugu fiicnaa aduunka?

Waxaa Qoray:


Iyadoo aduunka oo dhan ay ka dhacaan ciyaaro kala duwan ayaa hadana waxaa la qiimeeyaa asbuuc walba xidigii ugu fiicnaa aduunka oo dhan.

Laacibka xulka  Argentine iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa todobaadkaan noqday ninka ugu badan ee hal-sano goolal dhaliya markii uu dhaliyay 86 gool ,waxaana loo aqoonsaday xidiga asbuuca (world player of the Week)

Kumaan kun ayaa ugu  hanbalyeeyay Twitter, rikoorka taariiqiga ah ee uu jabiyay  waxaana  xidiga todobadkan uu ku garacay  Cristiano Ronaldo iyo Radmel Falcao?

Messi ayaa ku mutestay abal marintaan kulamadii Benfica iyo Betis halka xidiga labaad Radamel Falcao  uu  shan gool ka dhaliyay kooxda Deportivo

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale