Waxaa la aqristay: 284 Jeer.
Victor Moses oo Nigeria usoo saaray wareega 8-da ee koobka qaramada Afrika
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Xulka Nigeria ayaa usoo baxay wareega 8-da ee koobka qaramada Afrika kadib ciyaar waali ah oo ay la yeelatay wadanka Ethopia caawa .
Laacibka sare ee kooxda Chelsea Victor Moses ayaa wadankiisa gaarsiiyay guushan markii uu udhaliyay labada goo lee ay ku badiyeen caawa.
Nigeria ayaa 2-0 ku dhaaftay Ethopia waxaana labada goolba ay ahaayeen rigoorooyin waxaana labadaba keenay Moses isaga ayaana udhaliyay wadankiisa.
Ethopia ayaa daqiiqadihii dambe ku ciyaareysay 10 ciyaariyahan ka dib markii laga saaray goolhaye Bancha Sisay kadib markii uu jilaafay Moses.
Waxaa sidoo kale isla Group-kaan C kasoo baxay wadanka Burkina faso kaas oo 0-0 la dhafiyay xulka Zambia oo ahaa wadankii difaacanayay koobka qaramada Afrika.
Waxaa iska caraabay oo koobka ka haray wadankii difaacanayay ee Zambia iyo xulka Ethopia.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
Way Ethiopia inay hadho ma doonayn iyada Ayaan taageerayaa oo watay tolaaaaaaay oo tacab Kay ba!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Hahahahahahahahaha
aad ayan ugu faraxsanahay iney kaalinta kowaad usoobaxdo Burkina faso ,,,Nigeria caawa cashir ayey u dhigtay Ethiopia viva evrycoastvsNigeria ciyar adag ayeey noqandoondaa laakiin koobka cida qaadeyso weey iska cadahay waana (Burkina faso)
Ciyaarhanka (Alain sibiri Traorè)waa ciyar yahan halis ah ,lakin caawa wan kaxumahay wey iga dileen doqomada zambia ayaa iga dilay Traorè I support u very much u will win the victor will be on the side of Burkina faso Insha.allaah