Waxaa la aqristay: 814 Jeer.
Van Persie “wey fududahay in aad gool udhaliso United laakin ma fududa in aad ku biirto”
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farah

Manchester United weeryahankeeda Robin van Persie ayaa amaanay ciyaaryahanada ay isku kooxda yihiin kadib guushii ay ka gaareen kooxda Wigan Athletic Asbuucan.
Gool dhaliyaha Dutch ka ayaa dhaliayay labo gool xili ay Wigan ku garaaceen 4-0.
“tani waxey ii tahay faraxad qaas ah inaan la ciyaaro kooxdan qaaska ah ” ayuu u sheegay MUTV. “qof kastoo inag mid ah waxuu raba in uu mid ka kale caawiyo. Qof kasta wuu ku farsxanyahay in qof ka kale uu ka caawiyo in uu gool dhaliyo.
Daafacyad ayaa u shaqeeyaan si adag qadka dhxe ee u garsiiyayn kubadah , halka qadaka dhxe eey hool badan ku bixiyan in weerarka eey garsiiiyan kubadaha waana wax fudud in aad gool udhaliso United laakin ma fududa in aad ku soo biirto
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨