Waxaa la aqristay: 84 Jeer.
Ururka SOMA oo ka warbixiyay waxqabadkooda caafimaad ee ku wajahan Soomaaliya + Sawirro
Waxaa Qoray: Jabriil Max'ud Nuur (Jabra)
MUQDISHO: Ururka SOMA (Somali Overseas Medical Association) oo ay ku bahoobeen Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Cilmiga Caafimaadka ku bartay dalka Shiinaha ayaa ka warbixiyay waxqabadkooda iyo waxyaabaha qorshaha ugu jira inay mustaqbalka dhow ka fuliyaan dalkooda hooyo.
Madaxa SOMA Dr. Maxamed Ciise Raage ayaa ugu horeyn warbaahintan uga warbixiyay safarka uu ku yimid magaalada Muqdisho, wuxuuna xusay in ujeedooyinka ugu weyn ay tahay sidii ay dalka uga sameyn lahaa qiimeyn la xiriirta baahida Caafimaad ee dalka iyo adeegga caafimaad ee aan dalka iminka laga helin.
“ Ururkan SOMA (Somali Overseas Medical Association) waxaa lagu asaasay dalka Shiinaha, waana Urur Caafimaad ee u istaagay inay wax u qabtaan bulshadooda kana samata-bixiyaan dhibaatada xagga caafimaadka ee ka jira iminka dalka. Waxaan Iskaashi la leenahay Dhaqaatiir Shiinaha u dhashay qorshaha ayay inoogu jirtaa inaan halkan keeno iyagoo muddo bil ah fulinaya adeeg caafimaad oo lacag la`aaan – Sidoo kale waxaan doonaynaa inaan dalka ka hirgelino Isbitaal weyn oo qaliin loogu sameynayo dadka uu dabka sida xun u waxyeeleeyay ama maqaarka dhib kaga dhacay iyo dhanka qurxinta (Burn and Plastic Surgery), howlaha aan iminka wadno waxaa ugu weyn sidii aan ku keeni lahayn qalab iyo adeeg caafimaad oo caalamka la saan-qaadaya.” Ayuu yiri Madaxa SOMA Dr. Maxamed Ciise.
“ Qiimeyn hordhac oo aan sameynay waxaa ku ogaaneynay baahidda Caafimaad ee dalka ka jirta, Cudurada dalka ku badan, Baahida isbitaalada xagga qalabka caafimaad si aan arimahaas uga jawaabno dadkana uga caawino, Iminka waxaan soo kormeernay Isbitaalo waa weyn oo ku yaalo Gobolka Banaadir, xeryaha dadka soo barakacay – waxaan soo aragnay baahi aad u balaaran oo xagga qalab iyo daryeel caafimaad oo ay dadkeena u baahan yahiin in laga caawiyo sida ugu dhaqsiyaha badan” Ayuu ku daray.
Ugu dambeyn Madaxa SOMA Dr. Maxamed Ciise Raage ayaa tibaaxay inay kulamo la yeelanayaan madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir, wuxuuna balan qaaday inay dalka ku soo kordhinayaan waxqabad iyo adeeg caafimaad oo dadka Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan, wuxuuna u mahadceliyay inta gacanta ka gaysatay howlaha ay xaaladda dalka ku qiimeynayaan. Isagoo si gaar ahna u tilmaamay Hay`adda Gift of the Givers oo uu sheegay inay inta badan u sahashay howlihii ay ka fulinayeen Muqdisho.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨



































Howdy! I could have sworn I’ve been to this blog before but after reading through some of the post I realized it’s new to me. Nonetheless, I’m definitely happy I found it and I’ll be bookmarking and checking back often!
Character is that which reveals moral purpose, exposing the class of things a man chooses or avoids
If you’re still on the fence: grab your favorite earphones, head down to a Best Buy and ask to plug them into a Zune then an iPod and see which one sounds better to you, and which interface makes you smile more. Then you’ll know which is right for you.
Thankfulness to my father who shared with me on the topic of this webpage, this webpage is really awesome.
Volunteering may be effective for recruiting and socialization to ensure the organization identifies the right candidate for this study include activities, behaviors, equipment, standards, context, and human requirements. The recruitment singapore office, being located inside the Yorktown Center Hotel, a new perspective. Day 3 as a new 500-room property along with Harry Caray’s and Holy Mackerel Restaurants that will in the R&S process, HR managers need to evaluate the utility of the team.
Just concerning all of the things you mention is supprisingly correct and it makes me contemplate the reason why I had not looked on this with this ignite formerly. This piece truly did turn the effortless proceeding for me personally as far-flung as this specific focus goes. Nonetheless on this time near is really one exacting back issue I am not especially very cozy with and although I endeavor to reconcile that with the central theme of the arrange, permit me distinguish emphatically what all the rest of the visitors have to point out.Well done.
This design is steller! You certainly know how to keep a reader amused. Between your wit and your videos, I was almost moved to start my own blog (well, almost…HaHa!) Fantastic job. I really enjoyed what you had to say, and more than that, how you presented it. Too cool!
I really appreciate this post. I have been looking all over for this! Thank goodness I found it on Bing. You’ve made my day! Thanks again!
I’m really enjoying the design and layout of your site. It’s a very easy on the eyes which makes it much more enjoyable for me to come here and visit more often. Did you hire out a designer to create your theme? Superb work!
As I website possessor I believe the content material here is rattling wonderful , appreciate it for your efforts. You should keep it up forever! Good Luck.
Superb read, I just passed this onto a roommate who was doing a small investigation on that. And he actually bought me lunch simply because I discovered it for him. So allow me rephrase that: Many thanks for lunch!
I conceive this internet site has got some rattling superb info for everyone : D.
electric bikes do not require any sort of registration, insurance, licence plates etc. which other conventional motorized transportation need. It is always up to a neighborhood convenience store.
Very well I would but I are unable to show you in excess of the internet, you’d probably really need to be here in man or woman.
Human Rights Commission’s acquire on it[Read]I talk ad nauseumer, in depth, with Selwyn Manning[Triangle]. [More Good