Waxaa la aqristay: 218 Jeer.
Turkiga oo loogu baaqay inay dhex-dhexaadiso Dowladda iyo Alshabaab.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Sida aan ka soo xiganay Wakaaladda Wararka ee Dalka Turkiga ee Andolu Agency (AA) waxa ay ardayda soomaaliyeed ee wax kubarta dalka Turkiga ku baaqeen in Dowladda Turkiga gacan ka geesato Dhex-dhexaadinta Dowladda Somalia iyo Alshabaab.
Guddoomiyaha Golaha ardayda wax ku barata Dalka Turkiga ( The Council of Somali Scholars) Bashiir Salaad, ayaa sheegay in Dowladda Turkigu tahay wadanka kaliya ee dadaalka badan ku bixiyay howlaha samafalka iyo shaqada Islaamka ee guddaha Somalia
Guddoomiyaha oo u waramaayay wakaaladda wararka (AA) ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Turkiga oo Dowlad weyn ah ay awood u leedahay inay xaliso dhibaatooyinka ka taagan Somalia
‘wadaxaajod lala yeesho kooxda Alshabaab waxay leedahay muhiimad sare, mana aha wax dhibaata leh, xalinta dhibaatadasi waa surtagal in lagu xaliyo Diplomaasiyad iyo nabad buuxda’ sidaa waxaa yiri Bashiir salad.
Dhinaca kale Dowladda Turkiga wax hadal ah kama soo saarin baaqa loo soo jeediyay, sidoo kale Dowladda Somalia iyo kooxda shabaab midna kama hadlin mana soo dhaweyn in la wada hadlo.
Iskudayo badan oo ay qaar kamid ah Dowladaha carabta ku doonayen inay wada hadalsiiyan Dowladda iyo Kooxda Shabaab ayaa fashilmay.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

…Awesome website…
..[...]…
Healing’s Dragon…
to uncover issues to further improve my web-site!I suppose its ok to help make use of some within your concepts!!…
Thorn of Girls…
mothoVery good info is often discovered on this internet website….
Thanks A Lot Again…
Appreciate you for the blog write-up. Thank you Again. Fantastic….
Wikia…
Wika linked to this place…
Tumblr article…
I saw someone writing about this on Tumblr and it linked to…
It is a special case…..
I apologise, but, in my opinion, you are not right. I am assured. Let’s discuss….
http://sex-porn-tube.ru/porn_video/ порно зоофилов видео
http://sex-porn-tube.ru/porn_video/ порно с животными смотреть
The Slave of the Husbands…
youSearching for ahead to studying more from you afterward!……
David…
I wanted to put you that little bit of remark so as to say thank you as before for your personal pretty principles you’ve contributed on this site. It is so tremendously generous of you to give unhampered just what a few individuals could possibly hav…
Whispering Misty…
So sorry you can expect to miss the workshop!…
Healing’s Dragon…
to locate issues to boost my web site!I suppose its alright to help make usage of several of the concepts!!…
asxaabeey horta runta hadaan idiin sheego waxa kaliya oo soomalia nabad buuxda lagu heli karaa waa in sahreecada islaamka oo kalim ah lagu dhaqmo hada ilahay idankii hadaii madaxwayne xasan uu yiraah waxaa ku dhaqmaynaa kitaabka alle walahi alshabab ayada ayaa waardiye unoqonaysa dowlada lkin taas galada ayaanba ogalayn oo waxay kuxujeyeen madaxwaynaha hadii aad rabto cawinaad waa in waanka lagu dhaqa dimuquradiyad sidaas danteena baa ku jirta bay dheheen galadu marka adinku suaal iswaydiiya ma rabbi baan talada saranaa mise galada beesha calamka hadii shareecada wadanka lagu xukumo gaaladu waa caroonaysaa hadii dimuquradiyad lagu xukumo rabbi ba caroonaya marka labadaas caro tee roon
Fiirro Gaar ah Anwar Bakhiit Warkan waa qalad sxb Fadlan iska Sax … Wakaaladda Wararka Anadol Waxay wareesatay Guddoomiyaha Hey’adda Culimadda Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad …. meesha aad u adeegsatay Arday Waa Qalad sxb ku laabo Wakaaladda… hadaad Rabto aniga ayaa kuu soo dirayo Linkiga.. Mahadsanid
iska hadal maaka tahay daacad maay tahay somalida mar mar waku wareerey shabaab dhowr mar ayay ku cel celiyeen inaay dowlada wada hadal lagaleynin mise inla barto ayaas rabaa ninkaan