HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Friday, February 1, 2013 - 01:15:10
Waxaa la aqristay: 200 Jeer.

SUUQA KALA IIBSIGA: Tottenham oo guuldaraysatay inaay soo xero galiso Leandro Damiao

Waxaa Qoray:

Leandro
Iyadoo dhawaan uun ay ahayd markii la shaaciyey inuu laacibka reer Brazil Leandro Damiao uu heshiis la gaaray kooxda Tottenham ayaa waxaa beecii si kadis ah uga baxay kooxda uu ka tirsan yahay Internacional.

Tottenham oo heshiis gaar ah la gaartay laacibkaan ayaa kooxdiisa oo la filayey inaay qaadan doonto £18million oo ay Tottenham rajaynaysay inaay aqbali doonaan ayay kaga baxday waxayna codsadeen in 2 million oo kale loogu daro.

Tottenham ayaa ka caga jiidaysa inaay wax lacag ah ku darto waxaana wararka ay sheegayaan in kooxdaani ay ka baxday heshiiskii ay la gaartay ciyaaryahankan waxaana laga yaabaa inaay dib wada hadalada ula furi doonto marka uu dhamaado horyaalka.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale