Waxaa la aqristay: 430 Jeer.
The Sun “Chelsea waa in ay xooga isugu geysaa Guardiola”
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

CHELSEA ayaa loo sheegay in eey xoogooda isugu geeyan Pep Guardiola hadii kalana way wayn doonta macalinkii hore ee Barcelona Pep Guardiola sidaa waxaa qortay The Sun
Milkiilah kooxda Blues Roman Abramovich ayaa xaiiqjiyay in Guardiola uu badal uu noqon doono Roberto Di Matteo in kastoo uu si ku meel gaar ah ujoogo Rafa Benitez.
Guardiola, 41 jir ah aya ka yaabiyay bahada ku bada cagata bishii April markii uu shaciyay in uu ka tagay kooxda guusha ee Barcelona isgoona ku dhawaqay hal sano oo nasasho ah.
Chelsea ayaa Telephonka kula hadashay hal bil kadib lakiin wuu diiday in qabto kooxda Stamford Bridge.
Abramovich ayaa wali eryanaya Guardiola si uu u keeno London in kastoo loolan uu kala kulamayo kooxah Paris St Germain iyo labada Manchester.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨