HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, January 29, 2013 - 18:17:26
Waxaa la aqristay: 211 Jeer.

Taliyaha Nabad Sugidda: “Nagama tirsanayn Ninkii Maanta is qarxiyey”

Waxaa Qoray:

Talaado, 29-01-2013.

ereg

Hay’adda Nabad sugidd ayaa beenisay inuu ka tirsanaa Ninkii Maanta isku qarixiyey Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Shir jaa’id oo uu ku qabtay Muqdisho Taliyaha hay’addda Nabad Sugidda gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa waxa uu sheegay in ninka isku qarixiyey iridka hore ee guriga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uusan ka tirsan Hay’adda Nabad sugidda.

Wax uu sheegat Taliyaha hay’adda Nabad sugidda gobolka ninka is qarxiyey uu garanayo laguna magacaabi jiray Cali Cabdi Xareed Maalin islamarkaana uusan waligii ka mid noqon Ciidanka Nabad Sugidda.

Khaliif Axmed Ereg ayaa waxa uu saxaafadda u soo bandhigay Sawirka Shaqsigii is qarxiyey isagoo hadalkiisa intaa ku daray in markii hore uu kasoo goostay Al-Shabaab Waxaana uu gaashaanka u daruuray Ereg hadalkii Wasiirka Warfaafinta ee ahaa inuu ka mid noqday Ninkani Ciidanka Nabad Sugidda Dowladda.

Dad badan ayaa is weydiinaya qaabka ay ku suuro gashay in qof qarax isku soo xiray uu isku qarxiyo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

6 Comments for “Taliyaha Nabad Sugidda: “Nagama tirsanayn Ninkii Maanta is qarxiyey””

  1. Somalidi midowday saxalki baxyo samatay

    Qolyaha khawarijtayo argagixisada aho dadka islamka isku qarxinaya dinta ay shegayan xage kakenen ilahay idinku idin dhamaynaya imaan laawayaal jahanama ala idinku gur

  2. Warsame

    Asc dhamaan inta diinta iyo dalka difaacaysa kan yar ee webka ku soqoraya wuxu donana haloo dul qaato maalinta la qabanaayo ayaa soo dhowe

  3. deeqcade2hotmail.com

    ac waxaa rabaa in aan wax usheego wiilka umar labaxay walal waxaan ku waydinayaa ninbaa asagoo gurigisii jooga loogu yimid markasaa lagu yiri
    dimuquradiyad qaado markuu diidana waxaa lagu yiri waxaa thay argagixiso
    kadibna gaala ayaa wadankiisii ugu timid marka haduu isdifaaco miyuu qaldanyahay
    teeda kle waxaa kadhawajisay nabad raadiyo abaakiisu waa nabad
    kawaran qofkii dad muslimiin ah usoo watay galo hadana rabo in uu gaal u adeegsado dad muslimiin ah waa layaab horaa waxaa diinta looga shegay in aakhiri sabanka soo bixi doona dad xaqa kutagan lkin dadku ugu yeeraan in ay yihiin dad walaln war dadkaan diintooda ayay difacanayaan aygana uguma horayn dad lagu duulo ila 10 wadan oo islaamka kamid ah ayaa saan oo kle loogu duulay maalmihii lasoo dhafay ayaa udambaysay markii lagu duulay maali oo shareeca lagu soo dabalay war dhalinyaro dagaalku wuxuu udhexeeyaa romaankii saliibiga ahaa iyo muslimiin marka waligiin kadheeraada dhankay galadu racdo

  4. caydiid3@hotmail.com

    umar ama dowlad tageer ama yurub iyo maraykan tageer waxaa lagaaray waqtigii yuhuu iyo nasaaro iyo shaqaalahoodaba aduunka lagu cirii lahaa
    marka waxba hadifaaci gaalada iyo kuwa somalida oo dabadhilifyada u ah

  5. saadaqcade

    nabad suggid kulahaa war rabi ayaa nabad suga bili aadan wax masugi karo
    horta nabad yay usugnaatay hadaba dadkaan ayaa nabad usugnatay waaku ah
    asalaamu calaa mani tabacal hudaa kuwa hanuunka raacay bay nabadu usugnaatay
    waxaana cadayn kuugu filan meelaha ay joogaan ciidamada muslimiinta waa naba
    tukamadoo furan ayaa laga tagaa lkin meelaha ay jogaa gaalada iyo kuwa dabadhiliyada u ah waad aragtaan sida ay u gubanayso habeen iyo malin ayaga dadkii dhacaa marka mooryaani nabad inay sugto iska daaye dadka inay gataan ayaanba kabaqaa ilaahoow baadilka suuli xaqana kor kayeel

    • Umar

      Saadaq Cadde sxb waxa ka qaldan ee is sax
      Qofkii nabad raadiyo Abaalkiisa waa nabad
      Qofkii wax oo Qarxiyo am oo dilo raadshana Abaal kiisa waa Dil
      Marka waa Su,aal
      Dadka aa shegeso Maxey radiyaan??
      In sha, allah Maalin wa guulesan donan Dadka Somaliyed
      Dadka adigo kala ahna Maalin waaresan doonan

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale