1: Friday, January 4, 2013 - 01:05:14
2: 369 Jeer.

TACSI TIIRAANYO LEH OO KUSOCOTA REER ABKOOW AXMED

Waxaa Qoray:

tacsi
Bahda reer Jowhar oo isku duuban iyo dadka magacyadooda hoos ku taxan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka tagay Axmed Cabdulaahi Abkoow oo ku geeriyooday xalay dalka Somalia, waxaana tacsidaan si qaas ah loogu dirayaa reer Abkoow Axmed, gaar ahaan Aabo Cabdulaahi Abkoow Axmed iyo Maxamed Abkoow oo wiilkooda xalay saqdii dhexe ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Dadka tacsidan diraya ayaa kala ah:

  1. Maxamed Cabdulle Xasan “Siidi”  Dalka Sweden
  2. Cabdulqaadir Maxamed Xasan “Joon”  Jowhar – Somalia
  3. Xasankeyf Dhagacade  Jowhar – Somalia
  4. C/Casiis Xasan Maxamed “Golf” Soomaaliya Muqdisho
  5. Xaseey Maxaad “Kumaari”  G/Sh/Dhexe – Jowhar
  6. Nuuradiin Cali Xasan Sweden Borlange
  7. Cali Cabdulaahi Abkoow Sweden – Borlange
  8. Cabdulaahi Hussien “Laayoo” Sweden – Borlange
  9. Sacdiya Sheekh Cali Tuure caasimada Finland Helsinki
  10. Safiyo Tifow Nuur Norway
  11. Sahra Maxamed Xersi Sweden
  12. Cabdulaahi Cali Cumaroow “JEEGO” Borlänge – Sweden
  13. Mukhtaar Mohamed Osman Borlange – Sweden
  14. Nadiifo Xaaji Toxob Swedzerland
  15. Cali Xaaji Toxob Holand
  16. Sahra Sheekh Cali Tuure iyo Odaygeeda Baashi Finland Helsink
  17. Maxamed Injineer Abuukar “Isnaay” Sweden – Borlänge
  18. Yaasiin Xaaji Toxob Swedzerland
  19. Xaawo Xaaji Toxob Norway
  20. Caasho Xaaji Toxob Holland.
  21. Cismaan Zubeyr oo loo yaqaan Afsoomaali Borlänge – Sweden
  22. Xasan Abdulqaadir Muudey  Borlange – Sweden
  23. Cabdi Axmed Cumar “Doodaaye”  Sweden Stockholm
  24. Cabdi Maxamuud Gucaad  Sweden
  25. Faarax Xaaji Maxamed “Yaanyow” boqortooyada Sacuudiga Jeddah
  26. Daahir Cumar Taneeti  Sweden magaalada Borlänge
  27. Fu’aad Axmedeey Hiloowle Finland ee Helsink
  28. Cabdi Muxumad Xiireey  Finland
  29. Cumar Xakiim Gacal  Sweden – Gothenburg
  30. Cumar Cali Nuur   Holland
  31. Cabdow Caramram Sharaf  England caasimada London
  32. Raage Xasan Xuuti  England casimada London
  33. Maryan Shiikh C/raxmaan (Maryan Yariisey)  Köping dalka Sweden
  34. Xassan Dalfaceey oo ku nool Swetzerland
  35. Axmed Safi Cabdulaahi Hiloowle Borlänge – Sweden
  36. Maxamed Xasan “Qarni”  Stockholm Sweden
  37. Reer Maxamed Faarax Holac oo ku nool aduunka daafahiisa
  38. Cismaan Maxamuud Sheekh “Cismaan Carab”  Somalia Muqdisho
  39. Maxamed Xuseen Waasuge “Yaanya”  Jowhar
  40. Colaad Muxumad Xiireey Denmark
  41. Cumar Fareey Dhicisoow  South Afrika
  42. C/raxmaan Maxamed Jarras “Maanoow”  Holland iyo Italy
  43. Cabdulqaadir Mooge Cali  England magaalada London
  44. Reer Mooge Cali oo ku nool Finland
  45. Ruuxi Axmadeey Hiloowle Finland – Helsinki
  46. Maxamed Cabdulle “Dhicisow”  South Afrika
  47. Faarax Xaaji Cali Nuur koonfur Afrika
  48. Liibaan Cali “Zola” koonfur Afrika
  49. Mooge Cumar Goosaar Flen ee dalka Sweden
  50. Axmadeey Cabdulle Bahgari  London England
  51. Maxamed Deeq Cabdi Cashuur  London UK
  52. Cabdi Xuseen Cali “Kuukaay oo ku nool USA
  53. Axmed Xaaji Cali Nuur “Hiira”  Koonfur Afrika
  54. Cabdulaahi Cali Cismaan “Moobla”  Koonfur Afrika
  55. Maxamed Cali Xasan “Yuukeey”  Koonfur Afrika
  56. C/casiis Jeeg  Adis Ababa Ethiopia
  57. C/salaan Shiikh Beeso “Nuunkey”  dalka Austria
  58. Liibaan Dacayeey  Denmark
  59. Nuur Xasan Nuur “Buqaari” Turkey
  60. Ibraahim Xaaji Axmedaay  Turkey
  61. Maxamed Shiikh Xuseen  Sweden – Stockholm
  62. Cumar Cali Qalac  Sweden Stockholm
  63. C/Khadar Xuseen Waasuge  Koonfur Afrika
  64. Mahdi Xasan Fiiqoow  Jowhar – Somalia
  65. Cali Malaay  Somalia – Jowhar
  66. Cataas Odawaa Jimcaale  Somalia – Muqdisho
  67. Yuusuf Xaamud Jaras  Somalia – Jowhar
  68. Baraako Maxamed Cismaan  Borlänge – Sweden
  69. Cabdirashiid Xasan Dhageey USA
  70. Bahda Jaaliyada Reer Jowhar oo isku duuban ee ku nool daafaha dunida oo dhan
  71. Muriidi Cali Qalac oo ku nool Oslo – Norway
  72. Cadnaan Cali Shire oo ku nool Oslo – Norway
  73. Shire Cali Qalac oo ku nool USA
  74. Ciise Muxudiin Gabre Barliin – Germany
  75. Sahra Macallin Cabdulle Foolyareey Sweden
  76. Maxamed Cali Deexeey Gothernberg – Sweden
  77. Farxaan Tifoow – Gothernberg – Sweden
  78. Siciid Xagaa Afrax Hargeysa – Somalia
  79. Sahra Shiino

Dadkaan oo si wadajir ah tacsida u diraya waxay marxuumka Alle uga baryayaan inuu janatul Fardowsa Allaha ka waraaabiyo samir iyo iimana Alle ka siiyo dadkii uu ka tagay.

Marxuum Axmed Cabdulaahi Abkow oo da’diisu ay aad u yareyd ayaa waayadaan la il darnaa xanuuno lagu dabiibayey cisbitaalada Muqdisho balse markii danbe uu xijaabtay.

INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale