1: Thursday, November 15, 2012 - 23:27:44
2: 210 Jeer.

Tacsi tiiraanyo leh

Waxaa Qoray:


Madaxa Xisbiga Nabadda iyo Horumarka PEACE AND DEVELOPMENT PART PDP ee dalka Uganda Muse Mohamed Osman, Xoghayaha koowaad ee Safaarada Soomaaliyeed ee Uganda KHadar Warjiid, Drs. Maryan Axmed Cadaawe, Xuseen Ibraahim Nuur, Cabdi Raxmaan Cumar Madoobe ( CAAQIL DALMAR ), Cabdi Nuur Maxamed Kadiye, Maxamuud Axmed Xasan ( XUURSHE ), Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra).

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Professor Mahdi Abuukar Maxamuud Safiirkii hore ee Soomaaliya ee Dalka Sudan oo dhawaan magaalada KHARTOUM ku geeriyooday.
Naxariistii Jano Allaha ka waraabiyo Qoyskii iyo Eheladii uu ka tageyna Samir iyo Iimaan Allaha Kasiiyo.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale