1: Saturday, February 23, 2013 - 08:45:03
2: 325 Jeer.

Tababare Mancini oo sheegay in hadii ay Chelsea garaacdo ay ka samri doonan horyaalka

Waxaa Qoray:

manciniTababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa sheegay in loolanka horyaalka Ingriiska uu dhamaan doono hadii ay Axada guul daro kala kulmaan kooxda Chelsea.

“Waxaan aaminsanahahay in xaaladu ay dhaman doonto hadii aan qasaaro kala kulano Chelsea ,waxaan ubadinaya in United ay ka adkaan doonto QPR ,markaas farqigu 15 dhibcood ayuu noqon doonaa xaaladuna ma fududa.

“Hadaad iweydiiso in aan ku faraxsanahay in aan ku dhameysano labaad ,waxaan kugu jawabaya kuma faraxsani laakin lagayabee in dantu ay sidaas ay inoo sheegto .

‘Kadib kulan Chelsea waxaan heysanaa 11 kulan ,hadii aan adkaano wali ma is dhiibi doono laakin hadii aan guul dareysano jawaabtu ma fiicna waxeyna u ekaan doontaa in wax walba ay dhamaad yihiin .

“United hada waxey tahay mida ugu wanaagsan laakin inagu waa in aan muhiimada saarnaa kulanka Chelsea oo ah midka noogu muhiimsan ayuu Mancini ku sheegay wareysi uu siiyay The Sun .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale