1: Thursday, December 6, 2012 - 22:39:06
2: 387 Jeer.

Tababare Conte oo dib ugu soo laabtay Juventus

Waxaa Qoray:


Macalin Antonio Conte ayaa dib ugu soo laban doono kooxda Juventus kadib markii uu soo dhameeystay ganaaxiisa waxaana kooxdiisa uu hor kaci doono kulanka 8 December , xili kooxdiisa wali eeysan dareemin maqnaanshahiisa.

Tabarahan ayaa la ganaxay kadib markii lagu eedeeyay in uu wax is dabo marsiiyay xiligii uu ku sugna kooxda Siena .

Conte ayaa talia nayaa awooday in kooxdiisa uu tabar siiyo todbadkani , inkastoo shaqdiisa ay wadeen intii uu maqnaa cawiyaashiisa kala ah Massimo Carrera iyo Angelo Alessio.

Juve ayaa ciyartay intii macalinkaan uu maqnaa 21 kulan laga bilaabo 11 August kulankii Final-ah Super Cup oo ay ka adkadeen kooxda Napoli.

The Old Lady ayaa adkaatay 14 kulan oo kulamdaas ka mid ah, halka shan kulan ay bar bar dhac gashay iyadoona laga adkaaday labo kulan oo kaliya waxaan labadas kulan ka kala adkadeen kooxah Inter iyo Milan.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale