HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, February 22, 2013 - 08:37:05
Waxaa la aqristay: 308 Jeer.

Taageerayasha Tottenham oo lagu weeraray magaalada Lyon

Waxaa Qoray:

weerarTiro ka tirsan taageerayasha kooxda Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramaya in lagu weeraray banaanka maqaaxi ku taala magaalada Lyon ee wadanka France .

Xili taageerayasha kooxda Tottenham ay halkaas ujoogeen kulan katirsanaa Europa League oo ay lala hayeen kooxda Lyon ayaa la sheegay in ay weerareen rag hubeysan.

Wakaalada wararka ee France ee AFP ayaa sheegtay in isbitaalka loo qaaday ilaa sadex qof oo ka mid ah taageerayasha kooxda Tottenham.

Booliska magaalada Lyon ayaa sheegay in ay barayaan dadkii ka dambeeyay weerarkaas ka dhacay magaalada Lyon ee loogeystay taageerayasha Spurs.

Waa weerarkii labaad ee isla xagaagan loo geysto taageerayasha kooxda Tottenham kulamada Europe League waxaana xusid mudan in dhowaan lagu weeraray magaalada Rome ,xili ay la ciyaarayeenn Lazio.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale