HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 27, 2013 - 20:35:08
Waxaa la aqristay: 485 Jeer.

Taageeranimada Barcelona micnaheedu waxey tahay (Buug cusub)

Waxaa Qoray:

messi iyoxavi
Maalinta isniinta ah ee bari waxaa magaalada Barcelona ee gobalka Catalan ee wadanka Spain ka soo bixi doona book cusub oo la yiraahdo ‘Ser del Barça es’ ama (Supporting Barça means …’) ama Taageeranimad Barcelona micnaheeda waxey tahay.

Buugaan waxaa diyaariyay labada qoraa ee Juanjo González iyo Eduard Gonzalo waxaana lagu iibsan doonaa qiimo sare .

Tababaraha Barcelona Tito Vilonova ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadkii lagu wareeystay buugaan waxaana hadaladiisii ka mid ahaa

“Labo midba ma sameyn doono “waligey macalin uma noqon doono Real Madrid ,waligeyna ma,ogolaan doono in kooxdeydu guul dareysto”

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale