Waxaa la aqristay: 308 Jeer.
SUUQA KALA IIBSIGA :- Man City oo udhaqaaqday Zlatan Ibrahimovic
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Kooxda Manchester City ayaa udhaqaqday saxiixa weeraryahanka kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic kadib markii ay lumiyeen Mario Bollateli oo ku biiray AC Milan.
Sida ay qortay Daily Mirror kooxda Cityy ayaa diyaar u ah in ay qarash badan uhorto laacibka jooga dheer ee wadanka Swedan .
Ibra ayaa dhowaan sheegay in PSG aysan aheyn kooxdii ugu dambeysay oo uu uciyaaro uuna rijeynaayo koox kale isagoo sheegay in wali uu jecel yahay Italy .
Tababare Mancini ayaa garanaya awooda ciyaareed ee laacibkaan waxaana caawiyihiisa laga soo xigtay in uu maamulka kala hadlay in ay Ibra keenaan Premier League .
PSG ayaan wali gaarin ujeedkii ay u iibsatay Ibrahimovic lamana oga sida ay ku aqbali karto arintaan .
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
waa guul man city cup premier waa naxdintii united ee viva man city dzeco tevez ebra