HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Saturday, February 9, 2013 - 22:26:29
Waxaa la aqristay: 480 Jeer.

Southampton oo caawa xasuuqday Man City + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray:

city waaTababare Roberto Mancini iyo kooxdiisa ayaa caawa waxaa ay ku hoyana murugo iyo ciil markii ay ceeb ku rartay kooxda dhowan heerka labaad ka timid ee Southampton.

Kulankii caawa ka dhacay garoonka St. Mary’s Stadium ee horyaalka Ingriiska waxaa uu ahaa mid fursad siiyay kooxda Man United oo bari la ciyaari doonto kooxda Everton,hadii ay ka faa’iideysan karaan.

Kooxda Southampton ayaa hogaanka uqabatay ciyaarta daqiiqadii 7 aad ee qeybtii hore markii uu gool udhaliyay ciyaariyahan Jason Puncheon.

City ayaa weerar ku qaaday goosha kooxda Southampton laakin waxaa ay badalkoodu noqotay in shabaqooda markale la soo taabto daqiiqadii 22 aad ,waxaana ciyaarta 2-0 ka dhigay Steven Davis.

Kooxda Man City ayaa madaxda kor usoo qaaday daqiiqadii 39 aad markii uu gool udhaliyay Edin Dzeko,kadib kubbad uu ka helay Zabaleta.

Laakin rajadii Man City waxaa ceel ku riday xidiga khadka dhexe ee xulka Ingriiska Gareth Barry kaas oo gool iska dhaliyay daqiiqadii 48 aad ,waxaana uu ciyaarta ka dhigay 3-1.

Si walbaba kooxda Man City ayaa iska lumisay fursad ay ugu dhowaan laheyd kooxda United ,waxaana ay ciyaartu ku soo idlaatay 3-1.

 

Back in the game: Edin Dzeko helped pull a goal back for Manchester CityHowler: Joe Hart's error proved costly as Steven Davis pounced to double Southampton's lead

No man's land: Manchester City's Joe Hart denies Southampton's Jay Rodriguez (red) but couldn't prevent Jason Puncheon from slotting in the rebound to give the Saints a 1-0 lead

No man's land: Manchester City's Joe Hart denies Southampton's Jay Rodriguez (red) but couldn't prevent Jason Puncheon from slotting in the rebound to give the Saints a 1-0 lead

Travelling support: Manchester City fans gather at the away end of St Mary's

Saturday finale: Southampton host high flying Manchester City at St Mary's to round off the day's action

Looking on: Roberto Mancini (right) and Mauricio Pochettino look on at St Mary's

 

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

19 Comments for “Southampton oo caawa xasuuqday Man City + DAAWO SAWIRADA”

  1. Pizza is a Favorite Food of Many…

    [...] and making the kitchen fun is his goal. To learn more about the history of pizza in America and what makes good pizza visit his website. Category: Internet Marketing Tag: cookig tips cooking pasta, kitched advice [...]…

  2. azithromycin treatment for chlamydia…

    [...]zithromax metabolism[...]…

  3. Kendra Eaves…

    Kendra Eaves…

  4. …[Trackback]…

    [...]paylaşım,güncel,eğitim,ansiklopedi…

  5. The Absent Game…

    Involving me and my husband we have owned much more MP3 gamers over the years than I can count, together with Sansas, iRivers, iPods (common & touch), the Ibiza Rhapsody, etc. But, the last few a long time I’ve settled down to one line of gamers….

  6. Appreciate Sharing…

    Wow, great blog. Many thanks Again. Keep on creating….

  7. SRMiguelfv

    [url=http://cheapdownloads.org]download movies[/url]

  8. Wikia…

    Wika linked to this site…

  9. Digg…

    While checking out DIGG yesterday I noticed this…

  10. Very Much Obliged…

    Big thank you for the blog post. Quite thank you! Continue to keep writing….

  11. http://sex-porn-tube.ru/porn_video/ видео еблей с матами по русски

  12. The Silent Shard…

    This tends to probably be pretty helpful for a few of your respective job opportunities I want to you should not only with my blogging site but…

  13. Brandon…

    Great – I should definitely pronounce, impressed with your web site. I had no trouble navigating through all tabs and related information ended up being truly simple to do to access. I recently found what I hoped for before you know it at all. Reasonab…

  14. Woman of Alien…

    Excellent function you’ve got completed, this website is admittedly neat with fantastic info. Time is God’s method of trying to keep every thing from taking place without delay….

  15. The Ships’s Voyages…

    I feel engineering just makes it even worse. Now there’s a channel to by no means care, now there is not going to be considered a opportunity for them to discover….

  16. tevez

    ee iska farxa ee kubada waa cad iyo madow ee daawada jabka w united ee ku riyooda
    everton xadiin xaaqdo ee farxadii man city mancini wuu ku daayay viva man city
    why alweys me viva mario guul city

  17. Qabiir sare ibraahim

    K k k k jecliyaa jabka man cty k k kk aaway caruurtii taageeri jirtay man cty waxaan lee yahay soo bar baara horyalka sandgaan waxaa luxaya xidika caanka ah ee gakawa kacabso man u and nani

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale