HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Tuesday, March 12, 2013 - 07:40:16
Waxaa la aqristay: 721 Jeer.

Smalling iyo Anderson oo ku soo laabtay kooxdav koowaad

Waxaa Qoray:

smalingManchester United ayaa soo dhoweysay labo ka mid ah dhalin yaradeeda oo ka soo laabtay dhawacyo ay ka qabeen cagta hoose iyo anqowga .

Xidiga daafaca dhexe ee Chris Smalling iyo ninka khadka dhexe ee Kid Anderson ayaa ku soo laabtay kooxda kadib markii ay ku baaseen tijaabo lagu sameeyay caafimaadkooda .

Labada nin ayaa lagu tijaabiyay kulan ay ciyaareen 21 jirada United iyo kuwa kooxda Wolves kaas oo bar bar dhac ku dhamaaday laakin labada ciyaariyahan ayaa uciyaaray qaab wanaagsan.

Anderson ayaa dhameystay kulanka halka Smaling labadalay waxaana ciyaartaas kadib tababare Ferguson uu sheegay in ay labaduba caafimaad qabaan waxaana ay dib ugu soo laabteen kooxda koowaad.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale