Waxaa la aqristay: 585 Jeer.
Sharkadda Google oo abaalmarin siisay mid ka mid ah burcadda Internet-ka!!
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Sharkadda Google ayaa Tartan u qabatay dhammaan dadka Alaada Casriga ee Kombuteradda yaqaan gar ahaan kuwa looyqaano (hackers) Burcad internetka in ay isku dayaan in ay si sharci daro ah ku soo galaan Bogeeda Qeybta Safxadda Wax Lagu Furo ee loyaqaan Afka Qalada Google Croma.
Google oo waligeed filanayin in ay fududdahay in la dhex gali karo bogeeda ayaa yaab ku noqotay in wiil yar oo isku magacaa baxay (Banki Bay) u ka helay Dulduleelo Godaad halis ah. Dulduleeladaas oo dhib u keeni karta dadka adeegsada (Chrome google) oo ah Barnaamij ay leedahay shirkadda google.
Haddaba Arrinta kadib Markii uu si fuduud uu dhex galay Shabkadeeda, Google waxay ku abaal marisay wiilkaas lacag dhan 60000 kun oo dollar.
Tartankan oo loogu magac dartay (Pwnium) oo lagu qabtay caasimadda dalka Malaysia KUALA LUMPUR ayaa la qabtay bishi August oo loo diyaray Aduun Dhan 2 malyuun oo dollar. Abaal marintaan ugu horaysa ayaa ahayed 60000 kun dollar.
Google oo diiday in ay shaaca ka qado Dulduleelka uu leyahay Google Croma iyo dhibka uga imaan karaa Isticmalayaasheeda Waxaayna bilawday Daraad oo Tariikhdu Aheyd 08/10/2012 in ay macaamisheeda u soo dirto barnaamij ay ku saxayso Qaladadka ku jira Google Croma oo Magaciisu yahay (stable channel update) Macnaheeduna Tahay Mid sugaan Ammaankisa.
Ma ahan tartankani kii ugu horayey ee ay qabato Google, lakin waxaa ka yaabiay wiilkan oo ku guulaysay markii labaad tartanada ay qabato.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Waan caadi mahan tatankaan ay qabatay google