HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Wednesday, December 12, 2012 - 17:27:02
Waxaa la aqristay: 712 Jeer.

Shakira oo dadka tustay uurka ay uleedahay Pique

Waxaa Qoray:


Boqarada codka Shakira ayaa boggageeda Facebook iyo Twitter-ka ku faafisay sawirka iyada iyo gacaliyeheeda Gerard Pique, waxaana la arkayay fanaanada oo calooshu u banaantahay, iyadoo sida muuqata dadka tusineysay uurkeeda.

Shakira ayaa sawirka kusoo qortay waan awoodaa inaan sagaal bilood oo kale sidaan ahaado, fananaanadaan ayaa horay u sheegtay uurkeeda iyadoo tilmaantay inay rabto in uu noqdo wiil ka caansan iyada iyo Pique.

Waxaa ay sheegtay in ay sawirkaan usoo bandhigtay markii ay asxaab badan ka codsadeen in ay tusto cunuga ay caloosha kuwado.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale