HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, February 22, 2013 - 10:00:48
Waxaa la aqristay: 110 Jeer.

Shacabka Reer Djibouti oo Saakay u kalahay Goobaha Codeynta.

Waxaa Qoray:

 

Waxaa Dalka Djibouti maanta ka bilowday Codeynta Masuuliyiinta Shacabka Reer Jabouti u matali doona Baarlamaanka Dalkaasi, Doorashooyin Baarlamaanka ayaa waxaa ku tartamaayo Xizbiyo Tiradooda lagu sheegay 3-Xisbi kuwaasi oo isugu jira Mucaarad iyo muxaafid.

Xizbiga talada Dalka Haaya ayaa Cambaareyn dusha uga Tuuray Xizbiyada Mucaaradka Dalkaasi oo lagu Eedeeyay in ay laa luush ku bixiyaan sidii ay ku heli lahaayen Codka ugu badan ee lagu soo fuulayo Kuraasta Baarlamaanka iyo Madaxtinimadda Dalka, waxaana arintaasi ka digay Madaxweynaha Dalkaasi Djibouti Ismail Omar Geele.

Aroor nimadii maanta waxaa al-baabada loo furay Goobaha lagu Codeynaayo waxaana si aad loo adkeeyay amaanka Goobaha lagu cod bixinaayo iyada oo ay Goob-joog ka yihiin qaabka loo cedeynaayo Masuuliyiin ka kala socda Dowladaha saaxiibada la’ah Djibouti.

Si kastaba ha ahaatee waxaa Goobaha cod bixinta lagu arkaaya Masuuliyiin ka socda Xizbiyada loo lamaaya kuwaasi oo kas banaaya Shacabka Codeynaaya waxaana loo badinaaya in Kuraasta loo lar-tamaayo ay buuxin doonaan Masuuliyiinta Xisbiga Talada dalka haaya oo iyagu kasbaday dadka Reer Jibouti 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale