HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Thursday, December 6, 2012 - 19:01:17
Waxaa la aqristay: 501 Jeer.

Sedax ciyaryahan oo isugu soo hartay abaal marinta xidiga qaarada Africa

Waxaa Qoray:


Xiriirka kubbada cagta ee qaarada Africa ayaa mar kale soo yareeyay magacyada ciyaryahanda u sharaxan abaal marinta xidiga qaarad Africa.

Laacibiinta xulka Ivory Coast ee Yaya Toure iyo Drogba ayaa ka mid ah sedaxda ciyaaryahan ee isugu soo haray biladan halka uu wehliyo kubad qabeeyaha xulka Cameroon Alex Song.

Inkastoo shan ciyaaryahan la shaaciyay ine ay isugu soo hareen 23 –kii November ayaa hadana waxa la ga rebay laacibka xulka Ghana Andre ‘Dede’ Ayew iyo gool dhaliyaha Senegal Demba Ba.

Laakin ku guuleeysta abaal marintan , waxa la shaacin doonaa 20 –ka December xaflad ka dhaci doonta magalada Accra.

 

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Sedax ciyaryahan oo isugu soo hartay abaal marinta xidiga qaarada Africa”

  1. nuur bashiir cali {dr=aayatullah}

    Xidiga ugu wanaagsan africa waxaa qaadan doona yaxye tuure

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale