1: Wednesday, December 12, 2012 - 22:10:06
2: 374 Jeer.

Santi Cazorla oo ku riyoonanmaya in Arsenal iyo Malaga isku arkaan Final-ka Champions League

Waxaa Qoray:


Xidiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Santi Cazorla ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in kooxdiisii hore ee Malaga iyo kooxda uu hada uciyaaro ee Arsenal ay isku arkaan Final-ka koobka horyaalada yurub .

Isagoo is dhaafsinaayay murugdii kooxdiisa soo gaartay xalay markii laga soo reebahy Capital One Cup-ka ayuu laacibkaan sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu Final-ka ku arko kooxdiisii hore.

Wiilasha Malaga ee uu hogaamiyo tababare Manuel Pellegrini ayaan laga adkanin koobka horyaalada yurub xagagan ,waxaana ay ku soo baxeen booska koowaad ee Group-kooda .

“Waxey ahaan laheyd wax aad uqurux badan ,waa aragti labaad oo xiiso leh ,waana riyo aad uwanaagsan ayuu yiri laacibka wadanka Spain Santi Cazorla.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale