HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, December 7, 2012 - 19:23:21
Waxaa la aqristay: 262 Jeer.

Sagna oo sheegay in ku faraxsan yahay sii joogista Arsenal

Waxaa Qoray:


Xidiga Arsenl Bacary Sagna ayaa waxaa uu sheegay isagoo la hadlayay warbaahinta dalka Ingariiska in uu ku faraxsan yahay in uu nagi ku sii ahaado garoonka Emarites .

Sidoo kale xidiga ayaa waxaa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in waqti kale ku qaato naadigiisa isagoo tibaaxay in uu diyaar u yahay hadii ay macquul tahay in uu waqti kale u saxiixo naadigiisa.

“Waan ku faraxsanahay , aad baan ugu faraxsanahay ku soo laabashada kubadda cagta iyo in aan u ciyaaro Arsenal iyo in aan caawiyo kulamadii aan ciyaaray weeraryahanada Gunners-ka , maxaa yeelay waqti badan ayaan dhaawac ahaa” sidaasi waxaa ku waramay xidiga reer Farance ee Bacary Sagna.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale