HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, January 29, 2013 - 20:38:28
Waxaa la aqristay: 629 Jeer.

Ryan Giggs: Manchester United diirada ma saareyso kulanka Real Madrid

Waxaa Qoray:

giggs 437hp2
Xidiga sare ee kooxda Manchester United Ryan Giggs ayaa sheegay in kooxdiisu aaney diirada saari doonin kulanka Champions League ee Real Madrid.

Laacibka Weles ayaa sheegay in ay ducafo noqon doonaan hadii ay shaqadooda oo dhan hakad ugaliyaan hal kulan waxaana uu sheegay in hamigoodu uu ka weyn yahay hal ciyaar .

Laakiin Giggs ayaa aaminsan in United ay rabto Champions League waxaase uu ku dar daarmay in aan la iloobin Premier League iyo FA Cup.

“Waxaan usharaxanahay koobab badan waa nagu nacasnimo in kulankaas uu wax walba ka muhiimsanaado mana ahan wax sidaas uweyn laakin waa in aan xooga saarnaa ciyaar kasta ayuu yiri Giggs .

United iyo Madrid ayaa ku kulmi doona Old Traford 13-ka bisha soo socota .

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Ryan Giggs: Manchester United diirada ma saareyso kulanka Real Madrid”

  1. Fane

    Lakin wa benta waxey ku kulmi doona lugta hore berna bue wacha wongo dadka ben ha ushegin

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale