Waxaa la aqristay: 416 Jeer.
Roberto Mancini oo wacad ku maray in uu is badal ku sameyn doono ciyaartooydiisa
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa furka ku tuuray xidigihiisa waxaana uu sheegay in ay yihin kuwa aan udiyaar saneyn in ay udagalaman horyaalka Premier League.
Mancini oo kursigiisu uu qal qal ku jiro ayaa sheegay in xidigihii usafnaa kulankii Southampton ay ku jiraan kuwa aan guul rabin ,uuna midaas wax kabadali doono.
Waxaa uu sheegay asbuuca soo aadan in uu is badal ku sameyn doono ciyaartooydiisa uuna dooqan doono ciyaartooy diyaar u ah in ay dagalaman 12-ka kulan ee ka dhiman horyaalka Ingriiska .
Hogaamiyaha kooxda Man City ayaa sheegay in hadii ay dhibic dambe qasaariyaan ay iska dhiibi doonaan loolanka horyaalka ayna udagaali doonaan booskooda Champions League.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
KtUQo3 Thank you ever so for you article.Much thanks again. Great.
When I first saw this title Roberto Mancini oo wacad ku maray in uu is badal ku sameyn doono ciyaartooydiisa | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. About Dress Shirts .
mancini duli duli dhalay man city wey shidneyd laakin asagaa baxdilay runtii ee tii
southamton tevez baa ka maqnaa maxaa ka raacdey ee libaxa city waa c tevez guul
vvvvvvvvvvvvvvvvvvvv man city
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
wali laysma gaadhin wadaad .. no pannic k.k.k.k.k buuffis .com
viva manufc