HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 27, 2013 - 17:43:24
Waxaa la aqristay: 125 Jeer.

Real Madrid oo xaaqday Gatefa xili uu Ronaldo dhaliyay sadexleey

Waxaa Qoray:

realmadrid3_
Real Madrid ayaa ku raaxeysatay kooxda Getafe ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Spain oo galabta ka dhacday garoonka Bernabue waxaana kooxda tababare Jose ay ku adkaatay 4-0 .

Madrid ayaa xiratay bilawgii ciyaarta funaamada ay caafimad ugu rijeynayeen kabtankooda Iker Casillas .

Ciyaarta ayaa ku bilaabatay dar dar waxaana kooxda Gatefa ay umuqda mid leh awood ay Madrid isaga caabin karto qeybtii hore .

Laakin markiii la isku soo laabtay ayaa daadka la raacsiiyay kooxda martida aheyd .

Sergio Ramos ayaa goolasha udaah furay kooxdiisa daqiiqadii 53 aad kadib koorno uu soo laaday Di Maria

Ronaldo ayaa dhaliyay sadex gool oo isku xigta oo mid ka mid ah uu ahaa rigoore lagu galay Modric waxaana uu kulankaas ku idlaaday 4-0.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Real Madrid oo xaaqday Gatefa xili uu Ronaldo dhaliyay sadexleey”

  1. engineer ahmed

    real madrid guusha ay gaadhay maan ugu hambalyeenayaa

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale