Waxaa la aqristay: 1,388 Jeer.
Real Madrid oo eryeysa 7 ka mid ah ciyaartooydeeda
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Madaxweynaha kooxda haysata horyaalka Spain ee Real Madrid Florentino Perez ayaa qorsheeynaya inuu xerada kooxda ka faarujiyo ilaa 7 laacib xagaaga soo aadan.
Warsidaha Marca ayaa sheegaya in Perez uu damacsan yahay inuu kala diro laacibiinta waawayn ee kooxdaasi si uu markaasi usoo iibsado dhoowr laacib oo uu kujrio hal xidig oo wayn (Galactico) – Iyadoo uu laacibka Santos ee Neymar oo figta sare uga jiro laacibiinta uu danaynayo.
Real ayaa doonaysa in kaashka ay ka heli doonto xidigaha ay xaraashi doonto ay u adeegsato soo xera gelinta xidigaha cusub iyadoo ay doodda ku jiraan Neymar iyo qanaaska Atletico Madrid weerarka uga ciyaara Radamel Falcao.
Waxaa Qoray
Maxamed Xaaji
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
Much thanks to you personally due to giving out this process with our service. You’ve delivered an enlightening post at this site….Fantastic work!