Waxaa la aqristay: 314 Jeer.
Ra’iisal Wasaare Saacid oo magacaabay Wasiir K/Xigeenada Golihiisa Wasiirada
Waxaa Qoray: Jabriil Max'ud Nuur (Jabra)
(War degdeg ah) Wareegto ka soo baxday xarunta madaxtooyada Villa Somalia ayaa lagu magacaabay Wasiir K/Xigeenada Golaha Wasiirada Dowladda Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid, waxayna wareegtadaasi u qorneyd sidaan:-
1-Cabdi Farax sheekh C/qadir W/dowladaha madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada
Magacyada 20ka Wasiir kuxigeen
1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada
2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada
3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada
6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta
9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada
11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud
12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika
13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka
14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga
17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga
18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨








Much thanks for all of your comments….I really hope all of you had wonderful fun. Have a safe and happy New Year!
We’re a congregate of volunteers and opening a new proposal in our community. Your web locate free us with beneficial facts to paintings on. You’ve performed an impressive assignment and our full grouping will maybe be thankful to you.