HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Wednesday, December 12, 2012 - 17:22:56
Waxaa la aqristay: 768 Jeer.

Raffaella oo ka codsatay Balotelli inuu arooso

Waxaa Qoray:


Kadib markii ay maalomo ka hore dhashay gabar ayey Raffaella mar kale soo cusbooneysiiyay arintii u dhexeysay iyada iyo xiddiga Man City Mario Balotelli, waxayna ka codsatay inay isku guursadaan si qaanuun ah.

Raffaella ayaa u sheegtay jariirada Tuttosport ee laga leeyahay Italy in ay Balotelli ugu baaqday inay is guursadaan hadii ay jecelyihiin canugooda gabadha ah.

Waxaa la xusuustaa in super Mario diiday canugaan ka hor inta aan laga qaadin DNA, waxaana kadib la ogaaday in isagu leeyahay uurka Raffaella,waxaana uu dhowaan sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu aabe noqday.

Mario ayaa balan qaaday in masuuliyada canuga qaadayo noqonayo aabo fiican, laakiin lama oga waxa uu kaga jawabi doono arintaan.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale