HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, December 11, 2012 - 15:21:13
Waxaa la aqristay: 1,863 Jeer.

Radamel Falcao oo dooqday kooxdii uu ku biiri lahaa

Waxaa Qoray:

Iyadoo ay ku raad joogaan kooxaha Chelsea iyo Manchester City ayaa la,ogaaday in laacibka wadanka Colombia iyo kooxda Attletico Madrid uu leeyahay hami gooni ah.

Sida ay maanta soo daabacday jariirada El Economista weeraryahanka isku filan ee Atteltico ayaa doonaya in uu ku biiro kooxda Real Madrid .

Majalada oo soo xiganeysa hadal uu ninkaan usheegay saaxibadii ayaa sheegtay in labada dhinac Falcoa iyo kooxda Real ay isku fahmeen wada hadalada .

Inkastoo uu jiro xeer dhigaya in labadan koox aaney ciyaartooy kala qaadan hadana waxaa ay umuuqataa in baahida xidigaan uu bur burin karo balankii labada koox .

Laacibkaan ayaa waxaa sidoo kale ubaahan kooxaha Chelsea iyo Manchester City laakin waxaa uu caashaqay inuusan ka dheeraan caasimada Spain.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

7 Comments for “Radamel Falcao oo dooqday kooxdii uu ku biiri lahaa”

  1. I like what you guys are up also. Such clever work and reporting! Keep up the superb works guys I¡¦ve incorporated you guys to my blogroll. I think it’ll improve the value of my website :)

  2. Utterly indited written content, thank you for entropy. “No human thing is of serious importance.” by Plato.

  3. you get developed an intriguing and just magnetic determiner. i’m keen on the dog a lot. I could in no way experience produced it increased. I are at twitter my safe inform and hark back also. thank you and all best.Filteranlagen pool

  4. I got what you mean , saved to bookmarks , very nice internet site .

  5. Is enormous in China’s congested urban areas, giving the typical Chinese worker access to 3 years. The motor can only help the pedals performance itself, which in turn would make the bike anytime you like and switch back to electric motor to enjoy the pleasure ride.

  6. I really desired to jot down down a quick remark in order to appreciate you for a few on the remarkable points you happen to be sharing on this web-site. My extensive world-wide-web search has at the stop on the day been compensated with reliable facts to go over with my two friends. I would assert that we site visitors basically are unequivocally endowed to dwell inside of a practical site with numerous wonderful people with good tactics. I come to feel fairly blessed to possess noticed your total site and glimpse forward to lots of extra entertaining periods studying right here. Thanks as soon as a lot more for all the things.

  7. The Queen of Diamonds is very a gorgeous machine. I noticed it the day before the auction and I like it the best way it can be. It’s a shame this sale lives Burdick with only three other Duesenbergs for display. None of these provide the lines in the Queen of Diamonds! This car needs being ogled.

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale