HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Sunday, November 18, 2012 - 22:32:42
Waxaa la aqristay: 319 Jeer.

QURBO JOOGTA SOMALIYEED: “Tacsi heer Qaran”‏

Waxaa Qoray:


INAA LILAAH WAA INAA ILEYHI RAAJECUUN Inta badan jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku kala dhaqan dunida dacalladeeda, gaar ahaan jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota (USA) waxay tacsi heer qaran ah u direysaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee gobalka banaadir ahayna duqa magaal;ada muqdishu marxuun Maxamed Cumar Xabeed (M/Dheere) oo ku geeriyooday caasimada Soomaliya ee muqdisho taariikhdu markey aheyd November 15, 2012, isla-markaasna si heer qaran ah loogu aasay Qabuuraha reer Sheekh Yuufi oo ku yaal agagaarka madaxtooyada Soamliya ” Villa Somaliya” ee degmada Warta Nabada ( Ex- Wardhiigley) taariikhdu markey aheyd Jimco November 16th, 2012.
Jaaliyaduhu waxay Ilahay uga baryayaan in uu Marxuunka ka waraabiyo janatul fardowsa, qoyskiisii, qaraabadiisii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin Aamiin Aamiin.
Waxaa tacsi gaar ahaneyd diraaya mas’uuliyiinta uu magacoodu hoos ku tixan yahay oo kala ah:-
1) Gen. Cismaan Sheekh Cali ( Bad-maceeye) iyo xaaskiisa
2) Ex- Wasiir Dr. Aweys Xaaji Yusuf iyo Xaaskiisa
3) Ex- Xildhibaan Max’uud Geedi Aw Hilowle iyo xaaskiisa
4) Prof. Max”uud Cali (Tuuryare) iyo carruurtiisa
5) Prof. Nuur Cali Gacal iyo xaaskiisa
6) Prof. Cali Jimcaale Ahmed iyo xaaskiisa
7) Prof. Xasan Max’uud Sebriya iyo xaaskiisa
8) Sheekh Cali Xuseen ( Jaras) iyo xaaskiisa
9) Sheekh Cabdullahi Max’ed Xasan iyo xaaskiisa
10) Sheekh Max’uud Sh. Cabdi Sh. Ahmed ( Roorow) iyo carruurtiisa
11) Sheekh Xasan Cali Calasow iyo Xaaskiisa
12) Sheekh Max’uud Jaysaani iyo Xaaskiisa
13) Sheekh Muuse Sheekh
14) Sheekh Cali Hilowle iyo Xaaskiisa
15) Sheekh Cali Muuse iyo Xaaskiisa
16) Macallim Ahmed Buraale iyo Caruurtiisa
17) Macallim Faraweyne iyo Carruurtiisa
18) Macallim Ciise iyo Xaaskiisa
19) Macallim C/rahman Maxamuud iyo Carruurtiisa
20) Macaalim Siyaad iyo Carruurtiisa
21) Nabaddoon Xaaji Xuseen Jimcaale iyo Xaaskiisa
22) Nabaddoon Maxamed Xasan iyo Xaaskiisa
23) Abdulle Xasan Nuurrow iyo Carruurtiisa
24) Islaw Axmed Islaw iyo Carruurtiisa
25) Islaw Asad Islaw Max’uud iyo Xaaskiisa
26) Boqor Xaaji Max’uud ( Ayrish) iyo Xaaskiisa
27) Islaan Xaaji C/salam Jamac iyo Xaaskiisa
28) Garaad Haamud M. Jamac iyo Xaaskiisa
29) Cismaan Max’ed Shekkh iyo Xaaskiisa
30) Cumar Aw Rooble Xasan iyo Xaaskiisa
31) Nabaddon Abdi Yusuf iyo Carruurtiisa
32) C/llahi Cali Calasow ( Madaxey B.)
33) Xuseen Gaamiir iyo Carruurtiisa
34) Max’ed Cumar Karaani iyo Xaaskiisa
35) Ahmed Dhac Dhacow iyo Xaaskiisa
36) Xaaji Xuseen Caadle iyo Xaaskiisa
37) Muxudiin Xaaji Cali Colow iyo Xaaskiisa
38) C/llahi Xaaji Cumar iyo Xaaskiisa
39) Xaaji C/llahi Xaaji Max’ed iyo Xaaskiisa
40) X. Max’uud X. M. Sh. Axmed (Roorow)iyo Xaaskiisa
41) C/salam iyo Xaaskiis
42) C/llahi Xasan Macow ( Shido) iyo Xaaskiisa
43) Eng. A/qadir ( Shig Shigow iyo Carruurtiisa
44) Bashiir Xaaji Imaan iyo Xaaskiisa
45) Wariye Mukhtaar Katiitow iyo Carrurtiisa
46) Mas’uud Sh. Caamir iyo Xaaskiisa
47) Cumar Sheekh CalI IYO Xaaskiisa
48) C/llahi Muxudiin iyo Xaaskiisa
49) Xaaji Daahir Siyaad iyo Carruurtiisa
50) Xaaji Saalax Max’ed iyo Xaaskiisa
51) Xaaji C/llahi Calasow iyo Carruurtiisa
52) Cawaale Geeddi Raage iyo Xaaskiisa
53) Xaaji Carreeye iyo Carruurtiisa
54) Caddaawe iyo Xaaskiisa
55) Saciid Max’ed Xasan iyo Xaaskiisa
56) Cumar Yusuf Nur iyo Xaaskiisa
57) Xaaji Jaylaani iyo Xaaskiisa
58) Xaaji Muuse Kulow iyo Carruurtiisa
59) Clqani Maxamed Cal iyo Xaaskiisa
60) Abshir Sharafle iyo Xaaskiisa
61) Ciise Shig Shigow iyo Xaaskiisa
62) Axmed Sugule iyo Xaaskiisa
63) Cali Quuste iyo Carruurtiisa
64) Caydiid iyo Xaaskiisa
65) Axmed Nuur Cilmi Rubac iyo Xaaskiisa
66) Cali Ciise Axmed
67) Cabbas iyo Xaaskiisa
68) Yasiin Ali Hoosh iyo Carruurtiisa
69) Shariif Hayi iyo Xasskiisa
70) Maamulka (RSTV)
71) Maamulka ( www.duhur.com)

Qore.
Ahmed Shutul
Xoghayaha Guud ee
Naadiga LSAS.
Waqooyiga Ameerika
mohamed2006@hotmail.com

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale