HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Thursday, January 3, 2013 - 07:34:24
Waxaa la aqristay: 287 Jeer.

QPR oo 20-sano kadib ku soo adkatay guriga Chelsea xili ay Liverpool cagta marisay Sunderland

Waxaa Qoray:

shuan
Cabsidii uu muujiyay Frank Lampard ciyaarta ka hor ayaa soo baxday kadib markii kooxda Chelsea ay qasaaro xun kala kulantay kooxda QPR .

Labada koox ee kawada dhisan magaalada london ayuu kulan adag ku dhex maray garoonka Stamford Bridge waxaana ay kooxda Harry soo af jartay 20 sano oo aaney ku badin Bridge.

Gool Ka yimid xidigii hore ee kooxda Chelsea Shaun Wright Phillips ayaa dhulka ka hoos mariyay kooxda Chelsea oo ceyrsaneysay labada koox ee reer Manchester .

Dhinaca kale kooxda Liverpool ayaa bandhig wanaagsan sameysay xalay markii ay 3-0 ku xaaqday kooxda Sunderland waxaana sadexda gool labo ka mid ah dhaliyay Luis Suarez ,halka goolka sadexaad uu raacsaday Raheem Sterling

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale