Waxaa la aqristay: 1,172 Jeer.
Qoyska Ashley Cole oo soo dhoweeyay dhaawicii la gaarsiiyay Ferdinand
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Kadib markii mid ka mid ah taageerayasha kooxda Manchester City uu dhaawac isha korkeeda ka gaarsiiyay daafaca Man United Rio Ferdinand ayaa waxaa arintaas aad usoo dhoweyay qoyska daafaca Chelsea Ashley Cole .
Wiil la dhashay Cole iyo hoyadiis ayaa fariin hambalyo ah ugu diray Facebook taageerihii dhaawaca ugeystay laacibka Red Devills .
Walaalka Ashley ninka lagu macgacabo Matthew oo 30 jir ah ayaa yiri “aadbaan ugu farxay markii aan maqlay in la dhaawcay Rio mahadsanid taageeraha City”
Hooyada Cole oo lagu magacabo Sue ayaa tiri “waxey aheyd habeen qaali ah ma runbaa in uu dhiig ka yimid ka dibna waa ay qoso shay.
Arintaan ayaa muujineysa xurgufta udhaxeysa labada xidig waxaana ay qoyskaan ka careysan yihiin markii uu Rio Ferdinand ku tilmaamjay Ashley Cole “choc ice”,
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















magnificent issues altogether, you just received a new reader. What could you recommend in regards to your submit that you made a few days in the past? Any sure?
This insurance is available to offer in lending. Banks can charge less, but most banks quote the highest allowable rate. If you haven’t received at least a tentative underwriting decision 36 hours of completing your application, and there is usually between 1.0 and 1.5 percent of the bank personal loan.
Great website. Plenty of helpful info here. I am sending it to a few buddies ans additionally sharing in delicious. And naturally, thank you for your sweat!
While you can’t take it on an interstate, it is ready for use; as simple as that. Hundred pounds for distances between 10 and 30 miles between recharges.
They’ve franchised so they’re no longer a one-shot, but MacKenzie River carved out a quite superior niche of unusual toppings and unexpected combos (and upscale costs) right right here in Montana, America.
moreover his complete biography is often a propoganda machine that only praises him. It doesnt even say nearly anything that has happend from 2008-2012. Only before the election
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
shoc ice , ahahahahahahaha
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaa fahmi waaye fardinand duqda dhashay a cole mow katumay kkkkkkkkkkkkkkkk family doqonyaaal dheh