HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Monday, February 11, 2013 - 12:55:35
Waxaa la aqristay: 170 Jeer.

Qarax xoogan oo geestay Khasaara Ba’an oo ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo.

Waxaa Qoray:

Jeneraal-Muxiyaddiin-Axmed-Muuse-374x300

Wararka naga soo gaaray Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan oo lagu soo miineeyay Gaari nooca yare e raaxada

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaaya Qaraxaasi waxaana lagu soo waramaaya in qaraxa uu ahaa mid meesha lagu aasay halka dadka qaarna ay ka sheegen in qaraxa uu ahaa Miino dhulka lagu aasay

Qaraxa ayaa lala Eegtay Kolanyo gaari oo uu la socday Taliye ku xigeenka Booliska Puntland Nuuradiin Ahmed Muse, waxaana la sheegaya in qaraxa lagula eegtay meel aan ka fogeyn Taliska qeybta Booliska Gaalkacyo

Inta la Ogyahay Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay 10-Ruux oo uu kamid ahaa Taliye ku xigeenka Booliska halka Toboneeyso kalane ay ku dhaawacmeed

Masuuliyadda Qaraxa ayaa waxaa sheegtay Kooxda Alshabaab waxa ayna sheegen in Qaraxaasi uu ahaa mid ay ka shaqeynaayen in mudda ah Balse ay ku guuleysteen maanta .

Lasoco wixii war ah ee soo kordha.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

2 Comments for “Qarax xoogan oo geestay Khasaara Ba’an oo ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo.”

  1. When I first saw this title Qarax xoogan oo geestay Khasaara Ba’an oo ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo. | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. With so many product options available, review sites provide valuable perspective in the decision making process. Several brands of table saws are reviewed at Table Saw Reviews Geek.

  2. caydiid

    dadka waxaan ku qosalaa leh wax alshabab aa somalia laga saraa kkkkkkkkkkkkkk
    war somalia somali ba leh nin aadledihiin mesha laga saraaw adanka asagaa iska leh ama gaalo soo wata ama yuhuud guushuna waxay ku danbaynaysaa gacanta muminka rabbina waa gulayn goor dhaw kuwa jidkiisa ku dagalamaya aloow jabi galo iyo dabadhliyadooda malin kasta dhimsha ayaa uqoran gaal iyo murtadba thanks from holand

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale