1: Thursday, December 6, 2012 - 18:39:55
2: 190 Jeer.

Puyol “waxaan rabnaa in ay nagu soo aado AC Milan”

Waxaa Qoray:


Daafaca waayo araga ah ee kooxda Barcelona Carles Puyol ayaa sheegay in uu jecelaan lahaa in kooxdiisa Barcelona ay ku aaado kooxda AC Milan wareega 16 –ka ee Champions League .

kadib markii kooxda Barca ay kaalinta koowad ku dhameeysatay Group-keeda ayaa kooxda ku ciyaarta garoonka Camp Nou kabtankeeda Puyol waxa uu shegaay in kooxdiisa ay ku wacan tahay in ay isku soo beegmaaan kooxda ciyaarta Serie A ee Milan intii ay ku beegmi lahaayeen kooxaha Arsenal, Shakhtar Donetsk, Porto iyo Galatasaray.

Barca kuma beegmi doonta kooxaha reer Span ee kala ah Valencia iyo Real Madrid, iyo waliba Celtic oo isku Group ka soo baxeen .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale