Waxaa la aqristay: 419 Jeer.
PSG oo £30Milion usoo bandhigtay Arsene Wenger
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa looga wacay horyaalka France waxaana ay kooxda PSG dooneysa in ay ka dhigto badalka tababaraha daalan ee Carlo Ancelotti.
Sida ay qortay The Sunday Mirror kooxda PSG ayaa usoo bandhigtay macalinka naadiga Arsenal heshiis dhan sadex sano waxaana uu sanadkii qaadan doonaa £10milion taas oo la micno in uu sadexda sano heli doono £30Milion .
Wenger ayaa arintaan u arka fursad madaama uu 8 sano awoodi waayay in uu koob uqaado kooxda Aresenal maalmahana ay taageerayaashu ku kacsan yihiin waxaana PSG ay hada tahay koox dhameystiran oo heysta ciyaartooy magac leh.
Wenger ayaa £7milion ka qaata kooxda The Gunners sanadkii waxaana dalabka PSG uu uyahay fursad dahabi ah .
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
Sxbow na dhaaf wanaga badate nuqsiyahow
Wenger means arsenal no Wenger no arsenal so arsenal ma umalaynayo meel Wenger ina gayn waayey in coach kale ina gaynayo..so calm fucking down
Na dhaaf plz winger