HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Friday, February 8, 2013 - 09:34:12
Waxaa la aqristay: 1,720 Jeer.

Premier League iyo 10 ciyaariyahan oo waqtigooda uhuray hal-koox + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray:

topKadib markii daafaca kooxda Liverpool Jamie Carragher uu shalay ku dhaawaqay in uu kubbada cagta ka fariisan doono dhamadka xagaagan ayaa jariirada The Sun waxaa ay soo bandhigtay 10-ka xidig ee Premier League ee waqtigooda uhibeeyay hal-koox .

Micnuhu waa 10 xidig aan waligood koox kale uciyaarin waana kuwa Premier League oo kaliya .

10. Darren Fletcher

Manchester United, 2002-ilaa hada

GREAT SCOT ... Darren Fletcher made his Manchester United debut in 2002

9. Gary Kelly

Leeds United, 1991-2007

HARD LUCK OF THE IRISH ... Kelly went from Champions League football to Championship

8. Ledley King

Tottenham, 1998-2012

THE KING ... Tottenham ace Ledley in action before injury forced his retirement

7. Jamie Carragher

Liverpool, 1996-ilaa hada

I WON'T CARRA ON ... Jamie Carragher announced his retirement yesterday

6. Gary Neville

Manchester United, 1992-2011

LIONHEART ... Neville is now a coach in the England set-up after 85 caps as a player

5. Tony Adams

Arsenal, 1983-2002

MR ARSENAL .. Tony Adams with Lee Dixon after Arsenal won the Premier League title

4. Paul Scholes

Manchester United, 1994-ilaa hada

IN FOR THE LONG PAUL ... United legend Scholes against former team-mate Carlos Tevez

3. Steven Gerrard

Liverpool, 1998-ilaa hada

CAPTAIN FANTASTIC ... Liverpool hero Steven Gerrard celebrates yet another stunning strike

2. Matt Le Tissier

Southampton, 1986-2002

SAINT NOT A SINNER ... Matt Le Tissier is a Southampton legend but only got eight England caps

1. Ryan Giggs

Manchester United, 1990-ilaa hada 

GOLDEN OLDIE ... Ryan Giggs, here with Wayne Rooney, is still going strong at United

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Premier League iyo 10 ciyaariyahan oo waqtigooda uhuray hal-koox + DAAWO SAWIRADA”

  1. lugooyo

    liverpool ayaa 1995 ilaa hadda igu dara gerrad anaa ka fac wayn viva gerrad

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale