HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Thursday, January 3, 2013 - 08:36:53
Waxaa la aqristay: 187 Jeer.

Peluso oo caafimaadka umaraya Juventus

Waxaa Qoray:

puluso
Kooxda Juventus ayaa sameyneysa saxiixeeda koowad ee suuqa Kala iibsiga bishaan kadib marka ay manta ku dhawaaqdo saxiixa laacibka Atalanta Federico Peluso

Daafacan 28 jirka ah ayaa manta caafimaadka umaraya kooxda marwada duqda ah waxaana heshiiska lagu dhawqi doona galinka dambe ee manta.

Waxaa ay kooxda Juve hor marin doontaa €1.5 million waana heshiis amaah laakin hadii uu qanciyo waxaa ay dhiibi doontaa €3.5milion .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale