1: Tuesday, December 11, 2012 - 14:03:43
2: 248 Jeer.

Pele iyo Federer oo hadiyado is dhaafsaday

Waxaa Qoray:


Laacibka tennis-ka  Roger Federer iyo boqorkii hore ee kubada cagata  dalka  Brazil  Pele ayaa  ku kulmay  xaafada uu Brazil. Ka dagan yahay Pele waxana ay is weedarsadeen hadiyado kal duwan .

Pele ayaa la siiyay funaanad uu ku sawarintahay  tennis oo sidoo kalana ay ku qorantahay fariin Federer ka socota , halka isagan la siiyay funaanad blue ah oo ku qorontahay astaanta xulka Brazil .
Federer and Pele

‘waan jeclahay inan ciyaaro tennis-ka mantana waxa isoo booqday mid ka mid ah lacibiinta tennis ugu wanagsnaa ayuu Pele ku qoray bogga uu ku leeyahay Twitter.

“Roger Federer waxa tahay horyaalka nolasha tennis-ka ayuu sidoo kale yiri Pele.

Federer ayaa isna soo dhigay Facebook “maanta waxaan qaatay kulankii ugu sharafta badnaa waxaan la kulamay boqorkii kubada cagta  Pele”

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale