Waxaa la aqristay: 514 Jeer.
Ole Gunnar Solskjaer “Man City waa da’da ka yar Man Utd”
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Xidigii hore ee kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay in kooxda Man City ay tahay da,da ka yar kooxdiisii hore ee Man United ,waligeedna aaney soo gaari doonin heerka ay kubbada cagta ka gaartay kooxdiisii hore ee United.
Kooxda City ayaa qarasha xoog leh lagu bixiyay sanadihii la soo dhaafay waxaana ay soo iibsatay ciyaartooy awood uleh in ay la xafiiltamaan kooxda 19 jeer hanatay Premier League.
Inkastoo City ay hanatay horyaalkii la soo dhaafay hadana hada waxaa hogaanka horyaalka heysa kooxda United ,waxaana ay labada koox Axada ciyaari doonaan kulanka kala baxa.
“wa wax caadi ah in mar walbo uu walalka kaa yar uu isku dayo in uu wax ka qaato uu kula dagalamo ayuu Solskjaer usheegay Football Focus.
Laacibkii hore ee xulka Norwey Ole Gunnar Solskjaer ayaa Red Devills uciyaaray 366 kulan waxaana uu udhaliyay 126 gool.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
I really do recognize before getting to revealing social credentials discovered explain so why? that getting this done substantial..
hollister
It makes you seem like you truly love life and you can deal with any problems that you have to face.
[url=http://hollistersaleukoutlet.webstarts.com/]hollister uk[/url]
hollister uk
wuu iska xadlay koley refre united bebeen koob lagu qaato waa dhamaatay ee ex unite
now new man city sky 4 – 1 refre united
kkkk waa runtiis waa man chity waa ciyaalka xaafaadaa kkkkkkkkk waxaan idin lenahay soo barbaaraa !!
manufc
Halyeeygeena waa runtiis waligood magaarayaan heerkan gaarnay soo kora “dogs CITY”,