HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Thursday, February 21, 2013 - 16:01:34
Waxaa la aqristay: 1,648 Jeer.

Nin u dhashay Dalka Sudan oo Sheegay inuu Jecel yahay Fanaanada Caanka ah ee Nimco Yaasin Caraale.

Waxaa Qoray:

 

Bakar Cawadullah oo u dhashay dalka Sudan kana soo jeeda Gobolka ”Sinaar” ayaa sheegay inuu Jaceyl u qaaday Fanaanada Caanka ah Nimco Yaasiin Caraale, kadib markii uu sheegay in Mobil-kiisa ka dhageysto Heesaheeda oo uu ka shubtay Wiil Soomaali ah

Bakar Cawadullah waa Wiil da’diisu tahay 24-Jir ayaa lagu soo waramaaya inuu Jeclaaday Muuqaalka Fanaanada isaga oona isku dayay inuu xiriir la sameeyo Hayeeshe waxa uu sheegay inay la soo daristay Cabsi dhanka Luqada ah.

Bakar Cawadullah oo iminka Jaamacad ka dhigta Magaaladda Khartoum ayaa Tilmaamay in Hablaha Soomaalida ay yihiin kuwa Dhiig furan islamarkaana soo jiidanaaya Ragga Suudanta ah, waxa uuna sidoo kale sheegay in uu Xiriir la sameyn doono Nimco Yaasin Haddii ay u suura gali weyso uu Mustaqbalka Rajeynaayo inuu Guursado Dumar ka ag-dhaw Reerka Nimco Yaasiin.

Bakar Cawadullah ayaa amaan gaar ah usoo jeediyay Fanaanada Caanka ah ee Nimca Yaasin walow uu sheegay inusan weli arkin markii laga reebo Daawashada Video, Filim ah haddana waxa uu xusay in Qurux iyo Qiima gaar ah u leedahay Nimco Yaasin

Mahan markii ugu Horeysay oo Nin u dhashay Dalkaasi Sudan Jeclaado Fanaanad Soomaali ah, waxaana horay u jiray Fanaanad Soomaali ah oo uu Jeclaaday Fanaan u dhashay dalkaasi Sudan.  

 

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

4 Comments for “Nin u dhashay Dalka Sudan oo Sheegay inuu Jecel yahay Fanaanada Caanka ah ee Nimco Yaasin Caraale.”

  1. red devills

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. abwaan

    waa la jeclaan karaa waana u qalantaa jeceyl loo qaado nimco yasiin waxaana oran karaa runtii waxay u qurux badan tahay faniintii hore marka laga reebo khadiijo qalanjo the best gril

  3. Abdullaahi

    Kkkkk. War mow is ka daayo waa habar dhamaatay haddana waa fannaanad oo wax Faa iido leh maahin koley waa mid lamid ah

  4. [...] Fanaanada Caanka ah ee Nimca Yaasin walow uu sheegay inusan weli arkin markii laga reebo Daawashada Video, Filim ah haddana waxa uu xusay in Qurux iyo Qiima gaar ah u leedahay Nimco [...]

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale