HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Saturday, February 23, 2013 - 10:03:21
Waxaa la aqristay: 698 Jeer.

Nin Soomaali gawracay Carrurtiisa oo la maxkamadeynaayo.

Waxaa Qoray:

 

Maxkamad ku taala Magaaladda Louisville, ee Dalka Mareykanka ayaa Xabsi Daa’im ku xukuntay Aabe soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Saciid Biyaad kaasi oo gowrac Afar wiil oo uu dhalay.

Maxkamadda Sare ee (The Kentuck Supreme Court) ayaa sheegtay in Aabahaasi uu si wuxuushnima ah u gawracay Afar wiil uu dhalay Sanadkii 2011-kii.

Aabahaasi ayaa la sheegay inuu Toorey Qoorta kaga jaray Carrurtaasi, kadib markii Khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo xaaskiisa.

Aabaha Gacan ku dhiiglaha wuxuu kaloo dhaawac Toorey gaarsiiyay Xaaskiisa oo haatan ka soo kabaneysa Dhaawacaasi.

 

    

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale