HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Saturday, February 9, 2013 - 14:08:37
Waxaa la aqristay: 1,731 Jeer.

Nin ka yaabiyay dadka Reer Sacuudi oo dalkaasi lagu arkay!!

Waxaa Qoray:

 

3393037_normal

Ninkaani oo u dhashay Dalka Yemen ayaa waxaa lagu dhex arkay Gudaha dalka Sacudiga kadib markii Ninkaasi lagu arkay Muuqaal Cajiib ah

Ninkaani oo la sheegay inuu ka shaqeeyo Warshad soo saarta Cabitaanka ayaa waxa lagu soo waramaaya in xiligii hore uu wadan jiray Camaamad iyo Koofiyad balse maalin uu iska soo dhigay Camaamada waxa uuna fajac ku beeray dadkii shirkada lahaa iyo Muwaadiniinta wadooyinka maraayay

Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay Maalik ayaa waxaa madaxiisa lagu arkay laba qeyb oo u kala dheer gadaal iyo horay ama foolka, maadama aan horay loogu arkin muuqaalkaasi

Si kastaba ha ahaatee Maalik ayaa argaga galiyay shaqaalaha shirkada iyo dadkii garanaayay kadib markii uu mar qura iska soo dhigay camaamadii iyo Koofiyaddii lagu garanaayay waxa uuna lasoo baxay muuqaal layaab leh oo ku aadan dhanka madaxiisa .

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

17 Comments for “Nin ka yaabiyay dadka Reer Sacuudi oo dalkaasi lagu arkay!!”

  1. Wonderful Article…

    I am really grateful for the blog. Genuinely thank you! Nice….

  2. …Awesome website…

    ..[...]…

  3. great info good and…

    Thanks for the marvelous posting! I genuinely enjoyed reading it, you’re a great author.I will remember to bookmark your blog and definitely will come back down the road. I want to encourage one to continue your great work, have a nice day!…

  4. Just Browsing…

    While I was surfing yesterday I saw a excellent post concerning…

  5. Whispering Misty…

    So sorry you are going to skip the workshop!…

  6. It is remarkable, very useful message…

    I apologise, but, in my opinion, you are mistaken. Let’s discuss. Write to me in PM, we will communicate….

  7. http://sex-porn-tube.ru/porn_video/ девушка трахается с конем видео

  8. The Birch of the Shadow…

    I believe there might be considered a several duplicates, but an exceedingly handy checklist! I’ve tweeted this. Lots of thanks for sharing!…

  9. Carson…

    Lovely just what I was searching for. Thanks to the author for taking his time on this one….

  10. Enjoyed…

    A massive thank you for this post. Really Great….

  11. The Slave of the Husband…

    Looking for forward to researching more from you afterward!……

  12. Whispering Misty…

    So sorry you can miss the workshop!…

  13. Mugu adesh

    Wale yabweyo dunida wax walba wad arki wa iska un ilah

  14. Mugu adesh

    War mamasixu dijalaa qaabku uyal anigaba baghaye.

  15. KABTAN NUUNOW

    OWLIYA ALAAY EEBOW KA MAGAN

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale