Waxaa la aqristay: 355 Jeer.
Nin dhaqaale ku baxshay in Gaarigiisa loo ekeysiiyo Dooli ama Jiir .
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Nin ganacsade ah oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa dhaqaale culus ku baxshay in Gaarigiisa oo ah Nooca raaxadda islamarkaana loo yaqaan ”Fatara-kuusey” loo muuqaal ekeysiiyo Dooli ama Jiir
Ninka gaariga leh oo magaciisa lagu sheegay Jiim ayaa la sheegaya inuu yahay Ruux hami badan haystana dhaqaale waxa uuna jecelyahay in Gaarigiisa marba nuuc ka dhigo, Jiim oo ah nin isticmaala daroogoyinka kala duwan ayaa haddana waxa uu jecel yahay in mar waliba gaarigiisa uu ka dhigo hadba waxa kusoo dhaca maskaxdiisa waxaana arintaasi la ayaabay ganacsatada dhigiisa ah
Si kasta ha ahaatee Ganacsade Mr Jiim ayaa sheegay in iminka uu rajeynaayo in Gaarigiisa usii badalo Nooc kale kaasoo uu ku sheegay nuuc u muuqaal eg Dameer waxaana looga fadhiyaa in uu sameeyo Gaari u muuqaal eg Damerka.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
