Waxaa la aqristay: 877 Jeer.
Neymar oo ciyaariyahan feeray + DAAWO VIDEO
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Laacibka xiligaan ugu wanaagsan Latin America Neymar de Silva ayaa wajahayaha ganaax dhan 15 kulan kaqdib markii la sheegay in dagaal sameeyay kulan ay kooxdiisu kaga hor jeeday kooxda Ponte Preta.
Mucjisada Brazil iyo kooxda Santos ayaa labo feer iyo haraati la dhacay difaaca la yiraahdo Arturo ,waxaana garsoorihii ciyaarta uu garoonka ka saaray Neymar .
Maxakamada Isboortiga magaallada Sao Paulo ayaa sheegtay in Neymar lagu qaadayo sharciga xidigaha sameeyay falalka nuucaas ah waxaana ay sheegtay laganaxayo 15 kulan .
Halkaan ka daawo gacan ka hadalka Neymar
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
XoZWEf Really appreciate you sharing this post.Really looking forward to read more. Awesome.