1: Friday, February 22, 2013 - 06:51:05
2: 204 Jeer.

Natiijooyinkii kulamadii xalay ee Europe League – Liverpool oo la reebay iyo…

Waxaa Qoray:

hazard leagueKooxdii difaacaneysayy koobka Europe League ee Atteletico Madrid ayaa laga soo saaray tartanka kadib markii ay reebtay kooxda Rubin Kazan,inkastoo ay xalay kooxda reer Spain ku adkaatay 1-0 hadana waa hareen.

Kooxda Inter ayaa usoo gudubtay wareega 16-ka markii ay awood ku dhaaftay CFR Cluj waxaana kulankii xalay ay Inter ku adkaatay 3-0.

Sidoo kale kooxda Lazio ee wadanka Talyaaniga ayaa iyaduna usoo gudubtay wareega 16-ka markii ay xalay 2-0 ku dhaaftay kooxda Monchengladbach.

Kooxda Liverpool ayaa isaga hartay tartankaan kadib markii ay la ciyaartay kooxda Zenit St. Petersburg ,inkastoo ay Reds adkaatay hadana waxaa ay ku hartay sharciga goolasha.

Chelsea ayaa si dirqi ah ugu soo gudubtay wareega 16-ka kadib markii ay la ciyaartay Sparta Prague waxaana ciyaartu ay ku dhamaatay 1-1,laakin goolkii kulankii hore ayaa ku filnaaday The Blues.

 
Waa kuwaan dhamaan natiijooyinka Europa League ee xalay

Rubin Kazan 0 – 1 Atletico Madrid
CFR Cluj 0 – 3 Inter Milan
Dnipro D’petrovsk 1 – 1 Basel
Lazio 2 – 0 Monchengladbach
Lyon 1 – 1 Tottenham H.

Metalist Kharkiv 0 – 1 Newcastle U.
Racing Genk 0 – 2 Stuttgart
Benfica 2 – 1 Bayer Leverkusen
Bordeaux 1 – 0 Dynamo Kyiv
Chelsea 1 – 1 Sparta Prague
Fenerbahce 1 – 0 BATE Borisov
Hannover 1 – 1 Anji Makhachkala
Liverpool 3 – 1 Zenit St. Petersburg
Olympiakos Piraeus 0 – 1 Levante
Steaua Bucuresti 2 – 0 Ajax Amsterdam
Viktoria Plzen 2 – 0 Napoli

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale