1: Wednesday, December 12, 2012 - 18:25:41
2: 1,671 Jeer.

Nani oo lagu arkay xerada tababarka Arsenal

Waxaa Qoray:


Iyadoo ay Arsenal ay shalay soo bandhigtay in ay dooneyso laacibka wadanka Portugal iyo kooxda Manchester United Luis Nani ayaa hadana waxaa si layaab leh uu ninkaan ku booqday xerada tababarka ee kooxda Arsenal ee Colney .

Jariirada aragtida dheer ee Sportsmail ayaa heshay sawirkaan kore ee Nani uu caruurta la joogo albaabka xarunta tababarka Arsenal ,waxaana uu ka soo baxay gudaha Colney xiliga sawirka laga qaaday .

Arintaan ayaa yeelan doonta fasiraad badan iyadoo tababare Feguson oo ah nin dabeecad kulul laga yaabo in uu la xisaabtamo xidigaan .

Shalay Arsenal ayaa shaacisay in ay ubaahan tahay laacibkaan ,laakin lama oga in warbixinta iyo sawirka mida dambeysay ayuu leeyahay Ian Ladyman oo sheekadan qoray .

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale